Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isgaarsiin

(tegno.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Barashada iyo adeegsiga hababka gudbinta wararka, sida raadiyaha, telifoonka ama telifishanka iwm.

Erayo la-mid ah

isgaarsii1. War iwm isu gudbin. 2. Wax isdeeqsiin.isgarabdhigIsu-eegidda laba shey ama ka badan waxay ku kala duwanyihiin…isgarabdhigLaba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga…isgarabtaagTaageerada loo sameeyo cid, arrin ay wadato.isgarabtaagCid arrin ay wadato taageerid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms