Qaamuuska Asalka

isfeel

MagacLafdheeri

Ciyaar lagu tartamo oo la tunto habeennada bisha Ramadaan, waxaana ku tartami jiray xaafadihii hore ee magaalada Xamar.