Qaamuuska Asalka

iritorosaytis

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

(c.nafl.) Nooca ugu badan tiro ahaan unugyada dhiigga, kuwaas oo ka kooban midab cas oo loo yaqaan himogolobiin, isla markaana wuxuu masu'uul ka yahay qaadista ogsajiinta.