Qaamuuska Asalka

iran

(-nno/-aamo, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Daliig lagu sameeyo weelasha la tolaayo oo gucunka kor ka maro. 2. ld inan 1 (3). Isha birteeda. 3. Meesha banka iyo dhulka dhirta leh iska galaan. 4.(-mo, mdh.) Meel kayn ah oo godan, hareerahana ka bannaan.