Qaamuuska Asalka

intalbi

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

(fiis.) Summada H ayaa lagu asteeyaa waana wadarta tamargudeedka (U) iyo cadaadiska (P) iyo mugga (V) ee hab leeyahay ( H = U + PV).