Qaamuuska Asalka
insuliin
(-no, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Hormoon brotiin ah, oo ay dhiiqaan ilaha langerhan ee ganaca, kaa oo horumariya qaadashada glukows ay qaadanayaan unugyada jidhku, iyo weliba ku-xukumidda ribanaanta dhiigga.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
