Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

injir

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cayayaan yaryar oo aan baala lahayn oo dhiig ku nool ah oo timaha iyo dharka ka gasha dadka aan nadiifta ahayn.

Erayo la-mid ah

injiilKitaabkii nebi Ciise (n.k.h.a.).injiilAxdiga Cusub. Qeyb ka mid ah kitaabka kirishtaanka kaasoo la…injiin(fiis.) Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad…injiin-dhuundhasInjiinka dayuurad ee loo isticmaalo in uu dhaliyo dhaqaajin …injinyeerQof ku xeel dheer cilmiga dhismaha korantada, makaanikada iw…injirbooddoBooddo, takri.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms