Qaamuuska Asalka

infuluwenso

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Nooc hargabka ka mid ah oo xumad badani iyo qufac leh.