Qaamuuska Asalka
indifiiduwalism
(bul.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Aragti bulshadeed oo tixgelinaysa ficil madax-banaan ama ra'yi xornimo buuxda ee shakhsiyo gar ahaaneed, oo ka soo horjeedda aragtida tixgelinaysa tan dawladda.