Qaamuuska Asalka
immisa
Magacwe
Macnaha
Tiro weyddiimeed oo caddad, qiime ama saacad lagu hubsanayo; inma?, intee?. Tus. “Waa immisadii?”, “Waa meeqa saac?”. ld meeqa.