Qaamuuska Asalka
imaam
(-mmo/-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nin dadka salaadda tujiyo. 2. Madax. 3. Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.