Qaamuuska Asalka
ilxir
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo. 2. Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ilaxir.