Qaamuuska Asalka
ilxaydh
(-dhyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Lakabka sare ee adag ee isha lafdhabarleyda. Isha xaggeeda hore, ilxaydhu waxay isu beddeshaa koorniya.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
