Qaamuuska Asalka
ilmo-calooleed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Uurjiifka naasleyda, gaar ahaan dadka, marka korrinkiisu gaadho heer loo aqoonsan karo muuqaallada qof weyn. Dadka uurjifkiisu laga billaabo siddeed toddobaad ilaa inta uu dhalanayo waxaa la idhaahdaa ilmo calooleed.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
