Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

illayn


Macnaha

xi. 1. ld illeen. Eray hadalka lagu adkeynayo. 2. ld illaa.

Erayo la-mid ah

illa'Wax hal il lahayn ah.illa'aan'. ld illa'aansho.illa'aansho/dh ld illa'aan.illaaEray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (…illaacaysadillaacaysi.illaacaysanWax illaaco ku dhacday ahaansho.illaacaysashold illaacaysad, illaacaysi.illaacaysnaanld illaacaysnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms