Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

illa'

(-'aa, -'ayd)
Falmg4

Macnaha

Wax hal il lahayn ah.

Erayo la-mid ah

illa'aan'. ld illa'aansho.illa'aansho/dh ld illa'aan.illaaEray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (…illaacaysadillaacaysi.illaacaysanWax illaaco ku dhacday ahaansho.illaacaysashold illaacaysad, illaacaysi.illaacaysnaanld illaacaysnaansho.illaacaysnaansho/dh ld illaacaysnaan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms