Qaamuuska Asalka
iliindi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhar gaar ah oo Banaadir laga sameeyo. 2. Waddooyin bahallaha yaryari sida quraanyada, jiraca iwm ay sameeyaan. ld aliindi.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
