Qaamuuska Asalka
ilig
(ilko, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.