Qaamuuska Asalka
ilbiriqsi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.