Qaamuuska Asalka
ilbaxnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Ilbax ahaansho. 2. Heer, horumar xagga dhaqaalaha, dhaqanka iwm laga gaaro.
Erayo la-mid ah
ilbaadsashold ilbaadsad, ilbaadsi.ilbaadsoQof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo hel…ilbaxI. ah: qof aqoon iyo waayo aragnimo u leh nolosha magaalada.ilbaxNolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.ilbaxsan1. Reermagaal ahaansho. 2. Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaan…ilbaxsanaanld ilbaxsanaansho.ilbaxsanaansho/dh ld ilbaxsanaan.

