Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ikhyaarnimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ikhyaar ahaansho. ld aqyaarnimo.

Erayo la-mid ah

ikhyaarQof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar¹…ikhyaarBulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar².ikhyaaraynld aqyaarayn.ikhyaareeArrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms