Qaamuuska Asalka

ijtihaad

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meelmariyo. 2. Dadaal badan.