Qaamuuska Asalka

iimaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha. 2. Qanaaco. 3. (-nno, m.dh) Ugaas, Islaan.