Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

iidaan

MagacLafdheeri

Macnaha

Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.

Erayo la-mid ah

iidaamanWax iidaan loo yeelay ahaansho.iidaamnaanld iidaamnaansho, idaannaan, idaannaansho.iidaamnaansho/dh ld iidaamnaan.iidaannaansho/dh ld iidaamnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms