Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

iibso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Bedeeco lacag ku beddelesho.

Erayo la-mid ah

iibsanWax la iibsaday noqosho.iibsanWax la iibsaday ahaansho.iibsanaanld iibsa-naansho.iibsanaansho/dh ld iibsanaan.iibsashold iibsad, iibsi.iibsheQof wax iibiya.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms