Qaamuuska Asalka

igar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.