Qaamuuska Asalka

iftiin

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Kaah wax lagu arki karo. 2. Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.