Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

if

(-faf, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto. 2. Adduunyo.

Erayo la-mid ah

if-qorraxeed(fiis.) Iftiinka toos uga yimaadda qorraxda, kaasoo suurtage…ifafaaleDhacdooyin iyo tilmaamo muuqda oo tusaale u ah wax soo socda…ifbax1. Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho. 2. Soo i.: wax caan ah…ifbaxMuuqasho.ifi1. Wax iftiin ku qabasho. 2. Raadraac yar arrin iwm ka bixin…ifinld ifis, iftiimin, iftiimis.ifiso1. Wax la qoro ama la akhriyo oo wixii lumay lagu helo, birb…ifraac(baay.) Koridda organno ka mid ah geedka ay koraan iyagoo u …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms