Qaamuuska Asalka
idlayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
1. Wax dhammaantood isticmaalid. 2. Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
1. Wax dhammaantood isticmaalid. 2. Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.