Qaamuuska Asalka
idinka
Magaceb
Macnaha
Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin².
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha