Qaamuuska Asalka

idan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Oggolaansho, rukhso. 2. Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.