Qaamuuska Asalka

iclaan

MagacLafdheeri

War la sheego oo aad loo faafiyo oo dadka la wada garsiiyo; ogeysiis.