Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ibtilow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

Ibtilo la kulmid.

Erayo la-mid ah

ibtileeDhibaato daran cid gaarsiin. ld ebtilee.ibtileynld ebtileyn.ibtileysanWax ibtilo ku dhacday ahaansho ld ebteleysan.ibtileysnaanld ebteleysnaan, ebteleysnaansho, ibtileysnaansho.ibtileysnaansho/dh ld ibtileysnaan.ibtiloDhib weyn. ld ebtilo.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms