Qaamuuska Asalka

ibriiq

(-qyo, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Weel ka samaysan macdan, naxaas dhoob iwm oo af dhuuban, dhegdheer iyo dabool leh oo shaaha lagu karsado ama lagu shubto; kirli; jalmad.