Qaamuuska Asalka
ibdar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Caano yar oo dhowrto ahaan la isugu daro. 2. Xoolaha markay dararaan oo uu naaskoodu gaaro xoorka caanaha. 3. Dhaawac gaara caanamareenka naaska oo ay candhadu caanaha ceshan weydo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
