Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ibajitow

(-oobay, -owday)
Falmg1

Macnaha

Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.

Erayo la-mid ah

ibajiiqoYaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska.ibajitaysanWax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).ibajitaysnaanld ibajitaysnaansho.ibajitaysnaansho/dh ld ibajitaysnaan.ibajitoIbadaboole.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms