Qaamuuska Asalka
humbul
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. (u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm. 2. H. ah: wax isku cufan.
Erayo la-mid ah
humbaalle1. Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo. 2. …humbaalleeHum-baalle samayn.humbaalleynld humbaalle (2).humbulanWax qaab humbul ah leh ahaansho.humbulnaanld humbulnaansho.humbulnaansho/dh ld humbulnaan.humbuluuluqMeel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld …humbuluuluqMeel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².

