Qaamuuska Asalka
hulkujir
(-rro, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.