Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hul

(-lal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

God yar oo ciriiri ah.

Erayo la-mid ah

hulaan/dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.hulaaqDab shidmid.hulaaqGaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaa…hulaaqidld hulaaq¹.hulanGod si hul ah loo qoday ahaansho.hulbi1. Ari cayrin. 2. Wax dedejin.huleCudur qanjirrada gala oo baabi'iya.huleelKa h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms