Qaamuuska Asalka
hoy
(hooyo m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Meel la deggan yahay oo dad ku noolyahay; guri.
Erayo la-mid ah
hoyaad1. Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fii…hoyaadXoolo dad iwm hoyaadid.hoyaadiXoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.hoyaatin1. Waqti qorrax dhac ah oo hoy la aado. 2. H. ah: nafley u s…hoyashold hoyaatimid, hoyaatin¹ (3), hoyad.hoynld hoyin.hoyoHabeen meel ku baryid. ld hoyaatin².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
