Qaamuuska Asalka
horummarin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Gaarsiinta cid horumar la gaarsiiyo. 2. Lacag yar oo cid loo qaddimo.
Erayo la-mid ah
horudhalowFool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.horudhigidSaacad iwm hore gayn.horujeed1. Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon. 2. Arday qura…horukacHorumar la gaaro.horukicid1. Samaynta horukac la sameeyo. 2. ld horukac.horummarsanCid horukac gaartay ahaansho.horummarsanaanld horummarsanaansho.horummarsanaansho/dh ld horummar-sanaan.

