Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

horjoogso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Cid wax ka hor istaagid.

Erayo la-mid ah

horjeedKa h.: wax, wax kale hortooda jooga ahaansho.horjoog/mg1 (-gay, -gtay) 1. (f.g) Nafley hortooda taagnaansho. 2. …horjoogeQof koox madax u ah.horjoogsashold horjoogsad, horjoogsi.horjoogtoHaweeney koox madax u ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms