Qaamuuska Asalka
hoodo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naasib.
Erayo la-mid ah
hoodaar1. H. ah: qof karti badan; diric; rag. 2. H. ah: qof nasiib …hoodaddeeQof danihiisa ka jeedin.hoodaddoKa jeedinta qof danihiisa laga jeediyo.hoodadee1. Qof danihiisa ku jeedin. 2. Qof si qarsoodi ah ugu hiilin…hooddeynJawaabta loo celiyo qofka yiraahdo hooddi.hooddiErey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale l…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
