Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hog

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-gag/-go, m.l) 1. Meel hoos u qodan; god. 2. God deb lagu shido oo hilib lagu dubo. 3. God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.

Erayo la-mid ah

hogagooXoolo jilaal soo maray naq-horaad ku qaboobid.hogashold hogad.hogatus1. Tusaale cid arrin laga siiyo. 2. Sawir iyo wax u eg oo wa…hogatusCid wax tusaalayn.hogbashold hogbad.hogboU h.: wax samayntooda isku deyid.hogdhagax1. Meel hog ah oo dhagaxa laga guro. 2. Meesha dhagaxa lagu …hogeeHilib hog ku bislayn.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms