Qaamuuska Asalka
hilbeyso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
1. Neef qalasho. 2. Nafley naaxid.
Erayo la-mid ah
hilbawadaagXiriir qaraabannimo.hilbawadaagDad xiriir qaraaban-nimo ka dhexeeyo. ld hilbawadaageen.hilbee1. Wax cad-cad u googoyn. 2. Neef qalid. 3. Qof tumid ilaa uā¦hilbeysanWax tumid lagu jilciyey ahaansho.hilbeysashold hilbeysad, hilbeysi.hilbeysnaanld hilbeysnaansho.hilbeysnaansho/dh ld hilbeysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
