Qaamuuska Asalka
hil
(-lal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Boqol siib oo caw ah oo isku xiran. 2. Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah. 3. Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.
Erayo la-mid ah
hilaadWax aan tiradoodu sugnayn.hilaadi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) 1. Wax qiyaastooda malayn. 2. W…hilaadiyidld hilaadin, hilaadis.hilan1. Wax hil lagu xiray ahaansho (weel). 2. Wax tankiisu u dha…hilay1. Xarig weel lagu hilo. 2. (-yo, m.dh) Derin yar oo duug ah…hilbawadaagDad xiriir qaraaban-nimo ka dhexeeyo. ld hilbawadaageen.hilbawadaagXiriir qaraabannimo.hilbee1. Wax cad-cad u googoyn. 2. Neef qalid. 3. Qof tumid ilaa u…

