Qaamuuska Asalka
hiimammow
MagacLafdheeri
Macnaha
Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.
Erayo la-mid ah
hiimammowsashold hiimammowsad, himammowsi, huumammowsad, huumammowsihiimammowsoWax arki waayid. ld huumammowso.hiimoMolikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada si…hiimofiiliyaAstaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjir…hiimoglobiinMid la mid ah koox borotiinno ah oo wareegsan oo badanaaba l…

