Qaamuuska Asalka
hiil
MagacLafdheeri
Macnaha
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
Erayo la-mid ah
hiileeDab iwm hiil ku shubid.hiileysanWax la hiileeyay ahaansho.hiileysnaanld hiileysnaansho.hiileysoDab iwm hiil ku shubasho.hiilguroMeel dhow u guurid.hiiliQof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.hiilinld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.hiiliyamNeef hal atamle ah oo midab aan lahayn; xubinta ugu horreysa…

