Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hawo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dabayl gabow. 2. Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah. 3. Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.

Erayo la-mid ah

hawohankaagWaayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawoha…hawohankaagWax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.hawohankaagidld hawohankaag¹.hawohankaajiQof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gaye…hawohankaajinld hawohankaajis.hawooWax damcid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms