Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haween

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Dheddigga dadka guud ahaan; dumar.

Erayo la-mid ah

hawee1. Wax fallisid. 2. Wax hammi gelin.haweeneyQof dumar ah oo la guursaday.haweynld haweys.haweysashold haweysad, haweysi.haweysoHawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms